Sacad June 10, 2020 No Comments

Warbixinta Roobabkii Gu’ga ee Bisha May 2020

Warbixinta Roobabkii Gu’ga ee May 2020 ka da’ay guud ahaan dalka roobkaas oo sida ka muuqata xogta laga soo ee ururiyey xarumaha Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland.
meelaha ugu roobka fiicnaa ee gobolada iyo degmooyinka dalka waxaa ka mid ah.
Gacan-Libax(162mm), Sayla( 1 4 7 m m ) , B a d h a n ( 1 2 7mm) , L a a s o – Da w a c o ( 1 1 9 m m ) , W a r – I d a a d
(115.mm),Dilla(100mm).
Waxaa kaloo jiraa deegaano badan oo ka mid yihiin, Waareebeeye, Dhahar, Baligubadle, Salaxle y , H a r g e y s a ,     A l l a b a d a y , Sheikh, Buuhoodle, Gebiley iyo Cadaaley.

Faahfaahin Dheeraad ah ka eeg :  Warbixinta roobabkii Gu’ga ee bisha May 2020ka

Sacad April 15, 2020 No Comments

Saadaasha roobka GU’ga ee 15—20 April 2020.

Roobabkii Gu’ga ee sanadkan 2020, kuwaas oo ka curtay dalka 20kii 31kii March 2020, roobabkaas da’ay oo aad u fiicnaa sida ka muuqata xogta laga soo ee ururiyey xarumaha Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland.

Qiyaasta meelaha ugu roobka badan ee gobolada iyo degmooyinka waxaa ka mid ah, Lughaya(102mm) Salaxley(95mm), Odweyne (84mm) Hargeysa(71mm),Ceerigaabo (67.5mm), Burco(65.5mm), Caynabo(54 m m ) , G a r a d a g ( 5 3 . 5 m m ) , B e r b e r a (49mm), Buuhoodle(47mm) Qulujed (43.5mm), Xaaji-Saakax(42mm), Gebiley (37mm), Ceel-Afweyn(35mm), Dilla (33mm), Cadaadley&Dhahar (24mm). 

Faahfaahin riix Lingaxan: Saadaasha roobka Gu’ga ee 15 – 20 Apri 2020