Sacad June 5, 2018 No Comments

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa

   magacaabid iyo Isku bedel ku sameeyey Agaasime waaxeedada Wasaaradda.

Digreetada Wasiirku ku sameeyey magacaabida iyo isku bedelka ayaa waxa ay u dhignayd sidan

Ujeedo:  Magacaabid iyo Isku Bedel Agaasime Waxeedadda Wasaaradda

Markii aan arkay            Mihiimadda ay Agaasime Waaxeedadu u leeyihiin

Shaqada Wasaaradda Horumarinta Beeraha

Markaan tixgaliyey          Talooyin badan oo lagama maarmaan u ah shaqada iyo

Hawl socodsiinta Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

Markaan ogaaday          Aqoontooda, Kartidooda, iyo Waayo aragnimadooda

 

Sidaas awgeed waxaan u magacaabay in ay ahaadaan Agaasime Waaxeedadda Wasaaradda Horumarinta Beeraha Magacayadan hoos ku xusan:

 

No. Magaca Waaxda

 

1 Saam Axmed Jaamac ( Aar)

 

Qorsheynta, Mashaariicda, Tirokoobka iyo Xidhiidhka Hay’addaha

 

2 Xasan Cabdi Jaamac  khayre

 

Maamulka, Xisaabaadka iyo Taakulaynta (Gaadiidka iyo Cagafyadda)

 

3 Yaasmiin Xasan Siciid Dirir

 

Shaqadda iyo Shaqaalaha

 

 

4 Cabdirisaaq Cabdillaahi Ibraahim  Wax soo saarka iyo Sugida Cuntada

 

 

5 Cabdiqani Yuusuf Galaydh Dhulka, Biyaha iyo Saadaasha Hawadda

 

 

6 Maxamed Daahir Warsame Faarax

 

Cilmi Baadhista iyo Fidinta

 

 

7 Maxamed Siciid Maxamed Maxamuud

 

Badbaadadda Beeraha

 

 

 

Laga bilaabo Taariikhda Qoraalkani soo baxay waxaa la idinka filayaa in aad si xilkasnimo leh aad u gudan doontaan xilka iyo waajibkaasi la idin saaray ee la xidhiidha Wasaaradda Horumarinta Beeraha, kuna shaqayn doontaan Hufnaan iyo Daacadnimo.

 

Wabillaahi Tawfiiq.

                    Axmed Muumin Seed

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *