Sacad March 21, 2020 No Comments

Saadaasha bilowga roobka Gu’ga ee sanadkan 2020, taas oo soo baxday 20kii March 2020, oo uu soo saaray Xafiiska Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland.

Warbixintan oo muujinaysa in roobabkii Gu’ga ee sanadk ay si fiican uga bilaabmi doonaan sadexda casho ee 20–23 March 2020 guud ahaan inta badan dhinaca howdka ee gobolada galbeedka iyo qaybo ka mid Gobolada barriga ee dalka Somaliland.

Sida ka muuqata Khariirada (Map) saadaasha ee Somaliland taas oo muujinaysa xogta la xidhiidha curashada roobka GU’ga ee sadexda maalmood ee kor ku xusan.
Saadaasha

Halkan ka akhri Warbixinta oo dhamaystiran: Saadaasha roobka Somalilnd ee 20 – 23 March 2020

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *