Sacad September 20, 2018 No Comments

Saadaasha uu dhawaan soo saaray Xafiiska xogta Cimilada iyo Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland,

oo soo baxday 15kii September 2018, waxay tilmaameysa inay dhici karto in roobka xilliga Deyrta ee bilaha October-December 2018, ay noqon doonaan roob caadi ah iyo kuwo ka sarreeya guud ahaan Soomaliland. Si gaar ah, saadaashu waxay u muujineysaa in qiyaastii boqolkiiba 35% xaddiga roobabku ku badan doono Gobolada Galbeedka iyo badhtamaha Somaliland.
Qiyaas ahaan boqolkiiba (40%) qayb ka mid ah Gobolada Barigu waxay ka roob badan doonaan dhinaca galbeedka sida ku cad (Jaantuska 1).
Sida ka muuqata xogta Saadaasha roobka ee xilliga Deyrta 2018…

Xogta oo dhamaystiran akhri halkan: Saadaasha roobka Deyrta 2018 Somaliland. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *