Sacad October 18, 2018 No Comments

Roobkii Deyrta ee sandkan 2018, oo ka bilaabmay horaantii bishan October 2018, qaar ka mid ah Gobolada dalka gaar ahaan gobolada barigana iyo badhtamaha oo ay roobab fiican ka de’een wiigii hore ee bishan, sidoo kale waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ee ay taaariikhdu tahay; 18 -19-20 October 2018, roobab aad u wanaaagsani ka da’aan guud ahaan Somaliland.
Xaddiga roobabkan oo cabirkiisu gaadhayo 30 mm — 150 mm, kaas wax weyn ka tari doona dhinaca wax soo saarka dalagyada kala duwan ee beeraha, biyaha iyo daaqa xoolahaba.

Xogtan oo Faahfaahsan sii Akhri: Saadaasha Roobka 18-20 Oct.2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *