Categories
latest Events Meteorology

Saadaasha roobka GU’ga ee 15—20 April 2020.

Roobabkii Gu’ga ee sanadkan 2020, kuwaas oo ka curtay dalka 20kii 31kii March 2020, roobabkaas da’ay oo aad u fiicnaa sida ka muuqata xogta laga soo ee ururiyey xarumaha Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland.

Qiyaasta meelaha ugu roobka badan ee gobolada iyo degmooyinka waxaa ka mid ah, Lughaya(102mm) Salaxley(95mm), Odweyne (84mm) Hargeysa(71mm),Ceerigaabo (67.5mm), Burco(65.5mm), Caynabo(54 m m ) , G a r a d a g ( 5 3 . 5 m m ) , B e r b e r a (49mm), Buuhoodle(47mm) Qulujed (43.5mm), Xaaji-Saakax(42mm), Gebiley (37mm), Ceel-Afweyn(35mm), Dilla (33mm), Cadaadley&Dhahar (24mm). 

Faahfaahin riix Lingaxan: Saadaasha roobka Gu’ga ee 15 – 20 Apri 2020

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *