Sacad June 10, 2019 No Comments

Roobkii Gu’ga ugu xaddiga badnaa oo ka da’ay dalka guud ahaanba, laga bilaabo badhtamihii bishii May 2019 ka, roobabkaas kuwoodii ugu fiicanaa waxay de’een dhamaadkii bisha May illaa iyo sadexdii casho ee ugu horay bishan June ee 2019 ka. kuwaas oo geystey khasaare naf iyo maalba leh, meelaha ugu khasaaraha weyn ee ay daadadkii waxyeeleeyeen waxaa ka mid ah Hargeysa, Burco, Caynaba, Laascaanood iyo Taleex.
Xogta roobka ee laga soo ururiyey xarumaha Saadaasha Hawada ee gobolada iyo degmooyinka dalka, meelaha ugu roobka badnaa bishan

Ku dhufo Lingaxan hoose si aad xogta oo dhameystiran u wada hesho

Warbixinta roobabka Gu’ga ee May 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *