Sacad September 24, 2019 No Comments

Wasiirka horumarinta beeraha Somaliland mudane Axmed Muumin Seed ayaa furay tababar xubno beeralayda ka mid ah loo qabtay oo ku sabsan hab beerista wanaagsan.

Tababarkan oo ay iska kaashanayaan wasaaradda horumarinta beeraha iyo hay’adda cuntada aduunka ee FAO ayaa ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta beeraha ee beeralayda dalka, si kor u kac ugu yimaado heerka wax soo saarka dalka ee dhanka cuntada.

Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha oo madashaasi khudbad kooban ka jeediyey ayaa waxa uu xusay muhiimada beeralayda u leeyihiin dalka oo looga fadhiyo sidii ay kor u qaadis ugu sameyn lahaayeen wax soo saarkooda dhanka cuntada.

Halkan hoose ka daawo warbixinta Warkan

Wasiirka Horumarinta Beeraha oo Tababar u furay Beeralay

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *